ABOUT

English

Company History

We are a professional group who build homes and neighbourhoods. We focus on creating modern communities with beautiful designs and accessible services in Somalia.

We work together with the locals to tackle the lack of originality, inventively of good quality homes and make a lasting contribution to the landscape and the communities we help create.

We aim to build affordable quality homes and develop the cohesive advance neighbourhood.

Somali

Taariikhda Shirkadda

Waxaan nahay aqoonyahano khibrad uleh dhismaha guryaha iyo naqshadeen casri ah. Waxaa hadafkeenu yahay inaan soo saarno deegano casri ah oo leh naqshado qurux badan iyo adeegyo lala maqsuudo.

Waxaan la shaqeyneenaa bulshada degaanka si aan wax uga qabano dhibaatooyinka aasaasiga ah ee heeysta bulshada. Waxyaabaha aan xooga saareyno waxaa ka mid ah:

1) inaan soo saarno nashqado soo jiidanayo macaamiisha lehna tayo ee ku jiri karaan mudo badan.

2) inaan dhisno guryo macaamiishu awoodi karaan.

3) waxaan walba ka hormarineynaa tayada dhismaha.

  • +44 (0) 794 744 9624
  • [email protected]
  • Brentfield House Stonebridge Park, London NW10 8EL